Content Creation
Free Workshop One Day
9/10/2025 Mogadishu Nova Hall Benaadir
Waqtigu wuu Dhamaaday!
Content Creation Workshop
Codeyacademy oo aad kaga barateen Koorsooyin Muhiim ah ayaa Qabanaysa WorkShop -One Day ah oo lagu baranayo Content Creation- Hab curinta Afkaarta.
Yaa ka faa’iideysanaya Siminar-kan ?
- 1.Kooxaha ka shaqeeya Digital Marketing-Suuqgeynta Internetka.
- 2.Dadka ka Shaqeeya Xafiisyada Xiriirka Dadweynaha.
- 3.Macalimiinta .
- 4.YouTubers-ka ama Dadka online ka wax ku soo gudbiya.
- 5.Ardeyda jaamacadaha.
- 6.Dadka Hoggaaminta jecel.
Workshop-kan waxa uu leeyahay Shahaaddo ku Soo baxaysa Magaca akadeemiyadda Codeyacademy iyo Brand Name-ka Ustad Aweys Codey.